Somaliland: Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Dacwad uu u gudbiyey Komishanka Doorashooyinka Qaranka

114

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Dacwad Xisbigaas ka gudbiyey Kulmiye Iyo  Waddani

Guddoomiye Faysal Waxaa uu sheegay in Waddani iyo Kulmiye ay Ollole ka dhigeen Baraarujinta bulshada ee Diwaangalinta Codbixiyayaasha.isagoo sheegay in guddida anshaxa ee komishanka doorashooyinka laga sugayo inay  sharciga ka tiigsadan Xisbiyadan

Comments

comments