Somaliland: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Doon Lagu Dhex Gubay Dekedda Berbera Gudaheeda

113

Xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada somaliland kana soo jeeda gobolada berriga Ayaa si adag uga hadlay doon uu leeyahay ganacsade reer Somaliland oo ay sheegeen in lagu gubay dekeda magaalada Berbera.

Xildhibaanadani waxay xukuumada iyo maamulka dekada Berbera ku eedeeyeen inay ka gaabiyeen gurmad ay u fidin lahaayeen Doontaasi.

Comments

comments