Somaliland: Wasiir Cukuse Oo Furay Kulan Ku Saabsan Midaynta Qorshaha Ka Hortagga Cudurada Xoolaha

148

Wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta furay kulan lagaga hadlayay midaynta qorshaha ka hortagga cudurada ku dhaca xoolaha.

Comments

comments