Somaliland: “Haddii Nin Dirays Gashan Oo Ciidamada Qaranka Ah Qof Kale Xabad U Quudho Inuu La Beegsado, Waa Arrin Xun Weeyaan” Jamaal Cali Xuseen

136

Musharraxa Madaxweynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa tacsi u diray qoyskii uu ka geeriyooday Taliyihii qaybta Booliska ee Gobolka Saaxil Marxuum Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud (Casayr),  waxaanu sheegay in xisbi ahaan ay arrintaasi ka xun yihiin.

Jamaal Cali Xuseen oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa waxa kale oo uu Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku eedeeyay in aanay waxba ka qaban dilalka soo noqnoqday ee saraakiisha Ciidamada amaanka Somaliland.

Comments

comments