Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Ka Warbixiyay Kulankii Ay La Yeesheen Garabka Isbahaysiga Kulmiye Iyo Qodobadda Ay Isla Qaateen

59

Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Wadani  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka warbixiyay kulan ay maanta ay la yeesheen garabkii qaadacay doorashadii xisbiga kulmiye ee la baxay garabka isbahaysiga kulmiye, sidoo kalena gudoomiyuhu waxa uu ka dhawaajiyay waxyaalaha ay isla qaateen intii wada hadalkaasi socday.

Comments

comments