Wasiirka warfaafinta somaliland Mudane Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa maanta kulan la qaatay mulkiilayaasha iyo maamulayaasha warbaahinta dalka somaliland.
Waxaana kulan oo lagaga hadlaya sidii ay saxaafadu u ilaalin lahayd xoriyadda, wadaniyadda iyo waliba jirtaanka qaranimada dalka somaliland ayaa ka dhacay xarunta wasaarada warfaafinta, waxaana ay masuuliyiintani isla qaateen qodobo dhawra