Somaliland: Maamulka Gobolka Saaxil oo Tacsi Tiiraanyo leh u Direy Marxuum Casayr oo Jidgooyo Lagu Dilay

134

Maamulka Gobolka Saaxil oo Tacsi Tiiraanyo leh u Direy Alle ha u naxariistee Taliyihii Booliska ee Gobolka Saaxil Berbera Marxuum Casayr oo Dablay Jidgooyo ugu gashay Deegaanka Biyoolay, Waxayna Marxuum alle uga baryeen inuu ilaahay naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Samir iyo Imaana Alle ha ka siiyo.

Comments

comments