Somaliland: Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland.

136
Somaliland: “Sharciga Ku Waajahan Somalia, Ee Uu Adkeeyey Cigaal, Daahir Rayaalena Sii Adkeeyey, Waxa Dabcisay Xukuumaddan” Ahmed Yusuf Yaasiin

Ciidanka Qaranka somaliland somaliland ee saldhigoodu yahay Magaaladda Oog ayaa sababo amaan darteed ula wareegay gacan ku haynta Madaxweyne ku xigeenkii hore ee somaliland Axmed Yusuf Yassin.

Taliyaha Ciidamadda Qaranka ee Aaga Barri Gareeye guuto Cali Barre ayaa la wareegay gacan ku haynta Axmed Yusuf Yaasiin iyo Taliyihii Qaybta magaaladda berbera oo dadka soo jeeda deegaanka Ceerigaabo ku weerareen gobolka sanaag .
Xaaladda ayaa hadda degan , waxaanna wali socda xaaladdo lagu dejinayo xiisadda ka dhalatay dilkii Taliyaha qaybta ee gobolka Saaxil Gaashaanle Cabdirisaaq Yusuf Casayr.

Comments

comments