Somaliland: Wasiirka Cusub ee Duulista Iyo Hawada oo xilkii kala wareegay Wasiirkii hore ee Wasaaradaas

121

Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Maxamed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo loo badalay   wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.

Comments

comments