Somaliland: Guddida Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Soo Gabagabeeyey Wajigii Labaad Ee Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Ee Gobolka Awdal Baaqna U Diray Bulshada Gobolka Awdal

111

Guddida doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta soo gabagabeeyey wajigii labaad ee diiwaangalinta codbixiyayaasha ee ka socotay gobolka awdal.

Waxaana ay gudiidu baq dheer u direen bulshada gobolka awlda, iyagona sidoo kalena ku baraarujiyay inay qaataan kaadhka diiwaangalinta.

 

Comments

comments