Somaliland: Shir-guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Axsaabta Qaranka Oo Shaaciyay Xilliga Rasmiga Ah La Gudda Galayo Xeerka Qabyo Qoraalka Ah Ee Doorashooyinka Dalka

167

Shir-gudoonka golaha wakiilada iyo axsaabta qaranka ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xiliga uu bilaabmayso guda galka dhamaystirka xeerka qabyo qoraalka ah ee doorashoyinka dalka ka qabsoomaya, oo gacantooda ku jiro gudida arimaha gudaha ee golaha wakiilada somaliland.

Comments

comments