Somaliland: “Badownimo Ka Weyni Ma Jirto In Aad Hawl U Dirato Qof Aanad Kala Tashan Waxa Aad U Direyso” Prof Samatar.

94

Prof Axmed Ismaaciil Samatar oo ah Aqoonyahan Dhawaan kusoo biirey Somaliland ayaa waxa uu Madaxweynaha Somaliland dhawaan ku daray Guddida Ictiraaf-raadinta Somaliland, inkasta oo Profesorku aanu dalka joogin haddana waxa uu Madaxweynuhu go’aan ku gaadhey in uu ku daro gudddidaas balse Prof Samatar ayaa mar waxa laga weydiiyey ku jawaabay ereyadan((BADOWNIMO KA WEYNI MA JIRTO IN AAD HAWL U DIRATO QOF AANAD KALA TASHAN WAXA AAD U DIREYSO)).

inkasta oo Prof Samatar uu ku dadaalayo sidii uu Somaliland dedaal u galin lahaa kuna qanacsan yahay hadba halka uu wax ka tari karo in uu kataro haddana arintan ayaa ku noqotey kusoo boodo.

Comments

comments