Somaliland: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Warbixiyay Safarkii Ay Ku Tageen Gobolka Awdal Sidoo kalena Ka Hadlay Khilaaf La Sheegay Inuu Soo Kala Dhex Galay Isaga Iyo Cabdiraxmaan Saylici

118

Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee kulmiye Mujaahid Muuse Bixii Cabdi ayaa ka hadlay ajandaha uu daraana safarkii ay ku tageen gobolka awdal iyo degaanada hoose yimaada, Sidoo kalena gudoomiyuhu waxa uu ka hadlay Khilaaf la sheegay inuu soo kala dhex galay isaga iyo madaxwayne ku xigeenka somaliland Cabdiraxmaan Saylici.

 

Comments

comments