Somaliland: Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Hadhimo Isugu Keenay Xubnaha Gabiley Kaga Jiray Magacaabistii U Dambeysay Ee Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland

Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa maalintii shalay hadhimo sharafeed is barasho huwan u sameeyey mas’uuliyiinta xilalka ka haysa xukuumadda Somaliland ee dhalasho ahaan kasoo jeedda gobolka Gabiley.

Comments

comments

SHARE