Somaliland: Isbahaysiga KULMIYE Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Wadahadal U Furmay Xisbiga UCID.

121

Af-hayeenka Isbahaysiga Xisbiga Kulmiye Xuseen Axmed Caydiid ayaa xaqiijiyay wadahadal u furmay guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxaanu sheegay in uu kulankani ahaa mid hordhac ah oo ay u balamaeen in ay sii socdaan wadahadaladu

Comments

comments