Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa U Jeediyay Haweenka Gobolka Awdal

gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee wadani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahir Cirro ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa u jeediyay haweenka gobolka awdal oo munaasibad balaadhan ku qabsaday magaalada borama.

 

Comments

comments