Somaliland: Madaxweyne Siilaanyo oo la kulmay Safiirka Dalka Faransiiska.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley Wefti balaadhan oo uu hogaaminaayey Safiirka Dalka Faransiiska u fadhiya Kenya Ambassador Reimi Marechaux.

Kulankan oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka, iyo xubno ka mida golihiisa wasiirada ayaa markii uu dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiirkii hore ee Duulista imikana ah Wasiirka Warfaafinta iyo Safiirka faransiiska.

Comments

comments

SHARE