Somaliland: Gudoomiye Cirro Oo Ka War Bixiyay Ujeedada Safarkoodda Iyo Waxyaalaha Ay Kusoo Arkeen Deeganada Baaqna U Diray Komishanka Qaranka

103

Gudoomiyaha xisbiga wadani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdjilaahi Cirro ayaa ka war bixiyaya ajandaha uu daraanaa socdaalkii ay ku marayeen deegaanada gobolka awdal iyo waxyaabihii ay kusoo arkeen intii ay ku guda jireen safarkooda.

Sidoo kalena waxa uu gudoomiyu baaq u diray komishanka doorashooyinka Somaliland

Comments

comments

SHARE