Somaliland: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Sheegay In Wada-hadalo Ay U Bilaabeen Isbaahaysiga Xisbiga KULMIYE

119

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay inuu wadahadal u furymay xubnaha ku midoobay isbaahaysiga xisbiga tallada haya ee KULMIYE.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo wax laga weydiiyay haddii isbaahaysiga KULMIYE la midoobaan UCID, waxa uu sheegay in tallada xisbiga loo wada siman yahay.

Comments

comments

SHARE