Somaliland: Wasiir Cukuse Oo Fariimo Digniin Iyo Dardaaran Iskugu Jira U Diray Siyaasi Cali Khaliif Galaydh Bulshada Buuhood-lana Ugu Baaqay Inay Ilaashadaan Nabad Galiyadooda

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalint Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa fariimo iskugu jira digniino iyo dardaaran u diray siyaasi Cali Khaliif Galaydh, ugu baaqay inuu dhibaatada ka daayo bulshada ku dhaqan buuhoodle.

Sidoo kalena waxa uu wasiirku bulshada reer buuhoodle ugu baaqay inay ilaashadaan amniga iyo xasilooda buuhoodle

Comments

comments

SHARE