Somaliland: Khudbadii Gudoomiye Muuse Bixii Uu kaga Waramay Taariikhda Gobolka Awdal

114

Gudoomiyaha xisbiga muxaafadka ah ee kulmiye ahna musharaxa jagada madaxwaynaha ee xisbiga kulmiye mujaahid Muuse Biixi Cabdi Ayaa ka waramay taariikhda sooyaalka ah ee ay leedahay magaalada Borama.

Waxaana Qudbadan uu ka jeediyay xaflad loo qabtay daahfurka diiwanagalinta codbixiyayaasha ee ka bilaabmaysa gobolka awdal

Comments

comments

SHARE