Somalia: Kooxda Alshabaab Oo La Wareegtay Magaalada Marka

Al-Qaeda linked al-shabab recruits walk down a street on March 5, 2012 in the Deniile district of Somalian capital, Mogadishu, following their graduation. The walls of the former Shebab base in Baidoa, Somalia, are littered with rudimentary drawings of machine guns and tanks, a note reading "Fear God, don't write on these walls" and a sketch of an Al-Qaeda flag, homage to the rebel group's international allies. The crumbling building is now occupied by Ethiopian troops who nearly two weeks ago forced Shebab rebels out of Baidoa, their former Shebab stronghold and Somalia's third-largest city. AFP PHOTO/Mohamed ABDIWAHAB (Photo credit should read Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images) ORG XMIT:
Wararka ka imanaya magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ururka Alshabaab uu maanta la wareegay magaaladaasi ka dib markii ciidammada AMISOM iyo kuwa Soomaaliya ay halkaasi ka baxeen.
Dad goobjoogayaal ah ayaa xaqiijiyay in magaalada ay Shabaab galeen isla markaasina ay fariisimo ka samaysteen ayaga oo ka taagay calankooda, Sida aya wararku sheegayaan wax dagaal ah kama dhicin magaalada.

 

Comments

comments

SHARE