Somaliland: Madaxweynaha Somaliland Oo Burco Kula Shiray Isku-duweyaasha Laamaha Dawladda

120

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan kula yeeshay Magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Tpgdheer dhammaan isku duweyaasha laamaha dawladda ee gobolkaasi, si uu ugu kuur galo duruufaha ka jira laamaha dawladda iyo waxqabadkooda.

Sidoo kale, waxa shirkan ka soo qeyb galay maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco.

 

Waxyaabihii madaxweynuhu kala hadlay isku duweyaasha laamaha dawladda, waxa ka hadlay oo tafaasiil ka bixiyay Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr).

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????

Comments

comments

SHARE