Somaliland: Deg Deg Sarkaal Ka Mid Ciidanka Qaranka Oo Askari Nafta Dhaafiyay

534

Askari Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa toogtay mid kamida saraakiishooda oo lagu magacaabo Kabtan  Cabdi Axmed Jaamac (Cabdi Jabane) oo kamida saraakiisha ciidanka qaranka somaliland islamarkaana ahaa saraakiisha haysta ciidanka kamaandooska ee cadaadlay lama garanayo ilaa hadda sababta keentay in askarigani toogto sarkaalkan balse ilowareedyo baligubadlemedia soo gaadhay ayaa sheegaya in taliyaha ciidanka qaranku sii daayay askarigii toogtay sarkaalkan arinkaas oo keenay tuhuno sheegaya in taliyaha ciidanka qaranka oo aanay sarkaalkan isku salbalaadhnayn tuhuno arinkan ku saabsani soo galaan   xaaladda caafimaad ee sarkaalkan ka toogtay ayaa aad u liidata iyadoo ilaa hadda aanay jirin cid ka tirsan saraakiisha ciidanka qaranka oo ku booqatay cisbtitaalka dhanka kale taliyaha ciidanka qaranka ayaan ilaa hadda ka hadal arinkan isku soo wada duuboo somaliland ayay mudooyinkii u dambeeyay ku soo noqnoqanayeen dilalka ka dhex dhaca ciidamadda waxaanu sarkaalkani noqonayaa kii 10-aad ee sanad gudihii mid kamida ciidankiisu toogtaan walaw uu sarkaalkani ku dhaawacmay rasaastan

Comments

comments