Somaliland: Xooghayaha Dowladda Hoose Ee Hargeysa Oo Ku Dhexmilmay Siyaasadda Kulmiye

Xooghayaha Fulinta Dowladda Hoose ee Hargeysa Md Ibraahim Axmed Raabi ayaa maalamahan ku dhexmilmay siysaadda loolanka KULMIYE ee murashaxa jagadda Madaxweyne ee Xisbiga ,isagoo soo taageray garabka Isbahaysiga Musharaxiinta gaar ahaan Kijaandhe.

Xooghayaha , ayaa muddooyinkii ugu dambeeyey u ban baxay  alooleha Garab ka mid ah Murashixiinta Kulmiye  meelkasta iyo goorstana muuqda , waxana isagoo ka talo qaadanaya Gudoomiyaha Hayadda Abaabul kasaarka Md Jamaal Caydiid oo ah musdambeedka Siyaasiyiinta Beelaha Arab .

sikastaba ha ahaate waa markii u horeysay ee u si badheedh ah xooghaye Dowlad Hoosed Olele ka dhex muuqdo iyadoo baahiyaha xad dhaafka ah ee dhulka iyo hantida maguuranka maareynteede lagu jahweerery ,ku darso cidhiidhiga iyo kuyuuga ka taagan Dowladda Hoose ayaa ah mid daarada ila kadinka buux dhaafay.

lama garanayo xaalka siyaasadda Jahwareerka ah oo ila waqtin la joogo hotel Guuleed siyaasiyinta iyo xubnaha shaqaalaha Dowladu ugu melmayaan siyaasadda iyo Loolanka KULMIYE .

SomalilandiStaffa.

Comments

comments