Somaliland: Nuxurka Heshiis Ay Kala Saxeexdeen Baanka Adduunka Iyo Xukuumadda Somaliland

197

Kulankan heshiiska ay ku kala sexeexdeen Wasiirradda Maaliyada, Madaxtooyada, Beeraha iyo deegaanka Somaliland iyo masuuliyiin ka socday baanka adduunka oo maanta ka qabsoomay magaalada Hargeysa, ayaa waxa uu ahaa in baanka adduunku Somaliland ka taageerayo horumarinta adeegyada biyaha iyo kaabayaasha dhaqaalaha.

IMG_5493 Samsam IMG_5485(3)

Comments

comments