Somaliland: Masuuliyiin xilal sar-sare kahayay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo is casilay

153

Masuuliyiin Ay Kamid Ahaayeen Xoghayihii Qorshaynta Waddani Cabdirashid Riya Raac , Xoghayihii Arimaha Gudaha Mustafe Qodax, Gudoomiyihii Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga WADDANI Oo Goor Dhaweyd Iscasilay Kanabaxay Xisbiga Wadani Sidaasina Waxay kusheegeen shir jaraa’id oo ay wada jir ugu qabteen goordhawed hoteelka imperial waxaanay dhaliilo ujeediyeen in masuuliyinta sar sare ee xisbiga waddani.

Comments

comments

SHARE