Somaliland: Maareeyaha Dekadda Berbera Oo Beeniyay In Hub Ka Soo Degay Marsadda

Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) ayaa beeniyay war sheegayay in marsadda Berbera hub uga soo degay Somaliland oo lagu qoray warbaahinta internet-ka qaarkood.

Maareeyaha dekadda Berbera oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisu waxa kale oo uu ka hadlay qorsheyaal Lagu horumarinayo adeegyadda dekadda.

Comments

comments