Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Cusbitalka International ku boqday Suldaan Maxamed X. Qani

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu cubitaalka International Hospital ku boqday Suldaan Maxamed Xirsi Qani oo Xanuun ku soo boodo ah u jiifay ilaa Xalay Dhakhtarkaas, xaaladiisa caafimaadna ay aad u culustahay isaga oo koomo ku jira Suldaanku.

Madaxweynuhuna waxa uu ALLE uga baryey caafimaad sareecana oo degdega inuu siiyo kana dulqaado xanuunka suldaanka.

11535799_789863741127481_2948283793226110119_n 11350422_789863801127475_7538491127545895788_n 11257936_789863937794128_8856816823767933294_n 11149104_789863991127456_5857082254971966339_n 10408498_789863837794138_3092266115926851595_n 10346592_789863871127468_5028594387968574600_n

Comments

comments