Somaliland: Wasiir Xirsi Oo ka Waramay Wax-qabadka Wasaaradiisa iyo Horumarka xukuumaddu Samaysay

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka xog-waramay horusocodka ay samaysay wasaaradda madaxtooyadda iyo wakaaladda horumarinta oo hoos-tagta wasaaradiisa.

Wasiirku waxa uu waraysi uu siiyay warbaahinta uu kaga hadlay isbedalka siyaasadeed iyo waxqabad ee madaxtooyadda Somaliland.

Comments

comments