France: John Kerry oo ay baskiiladi la Dhacday, Cisbitaalna la dhigay

U.S. Secretary of State John Kerry, rides a bike after holding meetings with Iranian Foreign Minister Mohammad Javad Zarif over Iran's nuclear program, in Lausanne, Switzerland, Monday, March 16, 2015. The United States and Iran are plunging back into negotiations in an effort to end a decades-long standoff that has raised the specter of an Iranian nuclear arsenal, a new atomic arms race in the Middle East and even a U.S. or Israeli military intervention. (AP Photo/Keystone, Jean-Christophe Bott)

Xoghayaha arrimaha dibeda ee Maraykanka John Kerry ayaa isbitaal la dhigay kaddib markii uu galay shil isagoo kaxeynayey baskiil.

Waxa uu ku kaxeynayey baskiilka meel ku dhow buuraha Alps ee dalka Faransiiska.

Waxa loo duuliyey isbitaal ku yaala dalka Switzerland halkaas oo uu uga qeyb galayey kullanka ku saabsan barnaamijka niyuukliyarka ee Iraan.

Waxa lagu waday in uu u duulo Madrid si uu uga qeyb galo saxiixa heshiiskaasi maalinta isniinta ah.

Afhayeen u hadlay xoghayaha ayaa sheegay in xaaladiisu ay degantahay, una badantahay in uu ka dhaawacmay lugta.

Comments

comments

SHARE