Somaliland: Jaaliyadda itoobiya oo Xustay Munaasibadda HAYA-GINBOOD

131

Madaxweyne xigeenka Somaliland iyo gudoomiyaha wakiilada ayaa ka qayb galay munaasibad lagu xusayay maalinta Ginbod oo lagu xusay magaalada Hargeysa.

Comments

comments