Somalia: Al Shabaab oo qabsatay degmada Janaale

164

Ciidamada Dowladda Federaalka Somalia ee ku sugnaa degmada Janaale ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa si buxda uga baxay magaalada iyo dhufaysyadii ay ka joogeen.

Ka bixitaanka ciidanka Dowladda ee degmada Janaale ayaa lagu sheegay in ay salka ku hayso laba beeleed oo horey ugu dagaalamay Shabeelada Hoose in ay saameyn ku yeesheen kadib markii dagaalkoodi mar kale cusboonaadey.

 Ururka al-Shabaab ayaa sheegtey in ay si buuxda hadda gacanta ugu hayaan degmada Janaale, waxaana aya sidaas ka sheegeen warbaahintooda.

Janaale waxay magaalada Muqdisho u jirtaa iyaastii 370km.

Lama oga xaaladda dadka ku sugan Janaale oo u badan beeraley, al-Shabaab ayaa inta badan deegaanada ay dib gu noqdaan waxay ciilka kula dhaca dadka ay ku eedeeyaan in ay la shaqeyaan Dowladda kuwaasoo ay gawrac ugu jiidaan.

Muddo ka badan sanad waxaan horey u dhaqaaqin hawlgalkii loog magacdarey duufaantii badweynta Hindiya taas oo ku istaagtey qabashadii Baraawe.

Comments

comments

SHARE