Nigeria: Ciidamada oo burburiyey xeryihii Boko Xaram

Ciidamada dowlada Nigeria ayaa gubay xeryo fariisimo u ahaan jiray kooxda xagjirka ah ee Boko Xaram.

Afar xero oo kala duwan oo ay lahaayeen maleeshiyaadka Boko Xaram ayaa lagu burburiyey waqooyi-bari dalka Nigeria.

 Dowlada Nigeria ayaa Sabtidii shalay xaqiijisay inay dileen maleeshiyaad badan oo xeryahaasi ku sugnaa, isla markaana xoreeyeen haween 20 gaaraya oo afduub loo heystay.

Comments

comments

SHARE