Somaliland: War dagdag ah – Shirkii Labaad Ee U Dhexeeyey Xukuumada Iyo Mucaaradka Oo Hada La Soo Gaba Gabeeyey Iyo Natiijada Ka Soo Baxday

145

Shirkii Labaad Ee U Dhexeeyey Xukuumada Iyo Mucaaradka Oo Hada La Soo Gaba Gabeeyey Iyo Natiijada Ka Soo Baxday

Shirkii Labada Dhinac Ee Mucaaradka Iyo Xukuumada Ayaa hada lagu soo afmeeray Hotelka Ambasador Ee Magaalada Hargeysa waxaana warbaahinta tafaasiil siiyey Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaaciil Saylici

Waxa Uu Warbaahinta u sheegay inaanay iminka jirin wax natiijo ah oo uu ka hor dhacayo balse waxa uu madaxweyne ku xigeenku mudeeyey kulamo kale oo halkaasi ka sii soconaya isla markaana lagu lafo gurayo khilaafka xukuumada iyo mucaaradka

Kulankan maanta Ay wada yeesheen Mucaaradka Iyo Xukuumada Somaliland ayaa noqday mid aan lays marin isla markaana labada dhinacba uu ku adkaystay go.aamada ay kala sitaan waxaana loo balamay kulan danbe lamina garan karo cida la wiiqinaayo

Warka Wixii kusoo kordha dib ayaanu idiinka soo gudbin doonaa

 

Comments

comments