18 May Somaliland: Daawo Sawiradda Sida Ardayda Boorama Uga Qayb Qaateen Xuska Maalinta Qaran Ee 18-ka May

341

Ardayda Dugsiyada Kala Duwan ee Gobolka Awdal gaar ahaan Degmada Booram ayaa saaka Aroortii hore socod  ay ugu dabaal dagayaan maalinta qaran Ee 18-May Ku maray wadada halbawlaha ah ee Bile Street kuwaas oo luxuyay Calanka Somaliland iyo boodhadh ay ku qonaayeen halku dhigyo ka turjumay sida ay ugu wayntahay Maalintan Qaran.

Munaasabadan oo ayna u kala hadhin Guud ahaan Dugsiyada Gaarka loo leeyahay kuwo dawliga ah ee magaalada Boorama ayaa waxaa sidoo kale ka dhex muuqday Wasaarada Waxbarashada Somaliland,maamulka iyo macallimiinta Dugsiyadan waxaana si weyn uga dhex muuqday kuwaas oo ka qayb qaadanayay Nidaaminta ardayda iyo ilaalinta anshax maristooda.

Dhanka kale waxa ay dugsiyadaasi guud ahaan ku soo bandhigeen dareen wadaniyeen oo ay maalintani leedahay.

[image_slider]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-42.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-34.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-37.jpg”]  [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-31.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-28.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-23.jpg”]  [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-18.jpg”] [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-17.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-22.jpg”]  [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-21.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-14.jpg”]  [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-12.jpg”]  [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://www.booramaonline.com/wp-content/uploads/Ardayda-Dugsiyada-Boorama-11.jpg”]  [/image_items]

[/image_slider]

Comments

comments

SHARE