WAR DEG DEG AH : Golaha Guurtida Oo Xukuumada Somaliland Mudo Kordhin Usameeyay.

120
OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Waxaa si rasmi ah Maanta  uga furmay xarunta golaha guurtida fadhigii ay ku balansayeen xildhibaanada golaha guurtidu ee ay muddo kordhinta ugu sameynayeen xukuuimada madaxweyne siilanyo .

Fahigan ayaa waxa ka soo xaadiray badi dhamaan xildhibaanada Golaha Guurtida waxaana khudbado jeedinaya gudidii loo xil saaray ka soo talo bixinta muddo kordhinta xukuumada.

Waxaa ay xildhibaanda golaha guurtidu isku raaceen in loo kordhiyo Xukuumadda Madaxweyne Silaanyo Sanad iyo Toban bilood

 

Wixii Warar ah ee soo kordha Warkan oo faahfaahsan

WIXIIWARAR AH KEE KA SOO KORDHA WARKAN KALA SOCO WARARKAYAGA DDANBE.

Comments

comments