Somali Illuminati: Soomaalida Gaalowday ee Kenya Lil Baliil Waa Ka Kow

3470

Beryahan Danbe waxaa Dunida Ku soo Badanaya Dadka u Ololeeya In La Caabudo Shaydaanka lagana Dhigto Ilaahay Lil baliil Waa Wiil Dhalin yaro ah oo ku Nool Dalka Kenya Waa Wiil Fanaan ah kaasoo Ku heesa Style-ka loo Yaqaano Rap and R&B Haddaba Lil Baliil Wuxuu Beryahan Danbe la soo ban baxay waxyaalaha Loo Yaqaano (Illuminati Symbols)  oo Macnaheedu yahay Calaamadaha Dhamaystirka hadii aan si qeexan Bulsha weynta Soomaaliyeed ugu soo bandhigo waxay ka dhigantahay Sidan hoos Ku Xusan.

Haddii aad u baahantahay inaad wax ka ogaatid Illuminati Fadlan Halkan guji (Illuminati) Groupkan waxa la aasaasay 1773 taasi waxay Ku Cadahay Taariikhda Kooban ee aad ka soo Akhriday Xogta Group-kan.

Illuminati waa Group isu Dhigay inay Maamulaan aduunka nafahoodana been u sheegay taasoo macnaheedu tahay inay Awoodooda ugu Weyni Tahay Taabacaada ama Raacista Shaydaanka Hubkooduna waa Heesaha, Filimaanta, Saxaafada, iyo Technology-yada Hubkan ay u adeegsadaan Quluubta ibnu aadamka wakhti Xaadirkan la joogo Waa Sarkhadaha ugu Weyn ee Quluubta Caalamul Islam Lagu Guumaysto Ilaa La Soo Gaadhsiiyay Caalamkan Maanta aynu Joogno in Nebi Muxamed N.N.K.H.A La aflagaadeeyo Laguna Sifeeyo Xoriyatul Qawl.

Haddaba Haddaynu u soo Noqono Wiilka Lil Baliil waxaanu idinka Siin Doonaa Xogo Cadaynaya inuu yahay dadka Diintoodii iyo Dhaqankoodiiba ku Bedeshay Lacag iyo Caanimo Taasoo aanay ku Kelifin Baahi ama wax la Dhigma balse ay tahay Gaalnimo Badheedha iyo inay Mashruuca ugu weyn ee ay qaateen yahay Hir gelinta Dhalinyaro Soomaali ah oo Ku Dhiiran Gaalnimada kuna Faana Lacagta ay ku Heleen Gaalnimadaas.

Lil Baliil wuxuu Qaaday Heeso Badan oo uu Dhalinyarada ugu Soo Bandhigayo Gaalnimada Illuminati System ama Waxa Loo yaqaano Calaamadaynta Shaydaanka Taasoo Ilaahay Laga Dhiganayo Dajjal Cawar Lana Naawilayo Inuu Yahay Ilaaha Keliya ee Aduunkani Sugayo Tanina Waa Shaqadii ugu Balaadhnayd ee uu abid ku Guulaysto Ibliis Haddaba Aduunyadan inta Diin Baadil ah ee ka Jirtaa Waxay Si Toosa u Hoos Tagaan Illuminati taasoo Loogu Magac Daray Waxa loo yaqaano Free Mason Ama Nolosha Millionaire-nimada.

download

somali5

 

 

 

 

 

Lil Baliil Wuxuu Qaadaa Hees La Yidhaahdo Only One Way oo macnaheedu yahay Hal Wado Keliya oo marka Macnaha ay u jeedaan la sii tix raaco aad ka Helayso Macne u Muuqda sidan Waxa Jirta wado keliya oo aad nolol wacan ku Helayso waana inaad raacdo Shaydaan amarkiisa.

Calaamada Illuminati-gu waa tan Sawirkeedu Bal u Fiirso Logada Illuminati iyo Logada Lil Baliil iyo waxay iska Shabahaan.

666paradeHaddaba Hadii Labadan Logo isku System yihiin Waxaynu uga Gudbaynaa Fariimaha uu Lil Baliil u soo mariyo Heesihiisa Bulshada Soomaaliyeed Sida Loga-da Illuminatiga ku Cad waxaad ku dhex arkaysaa IL ka dhex muuqata Saddex gees Ishan waxay u Nisbeeyaan Dajjal Cawar Sida Nebigeenu N.N.K.H.A  uu inoogu Sifeeyay Dajjal Cawar Wuxuu inoo tilmaamay Inuu La’yahay ama ka Cawaran Yahay Isha Midig.

Haddaba Dhamaan Dadka Caabuda Dejjal Cawar waxay Astaan Dhigtaan 666 oo ah Calaamada Dadka u sii Ololaynaya Dajjal Cawar inuu ilaah ka Noqdo aduunkan Si aad Arrintan iila Xaqiiqsatid Xaggan Hoose ka daawo Sawirka Xaqiijinaya.

 

Haddaba Dadka Caabuda Dajjal Cawar Sidee ayay u muujiyaan Seddexdan Lixaad iyo Isha Cawaran Kaga Bogo Sawirkan Labaad.

images

Haddaba Lil Baliil aan idiin soo Bandhigno isagoo Fariimo Toos ah u Gudbinaya Dhalinyarada Soomaaliyeed oo uu Leeyahay Hal wado Keliya ayaad kaga baxaysaan dhibta iyo Macaluusha isagoo ilawsiinaya dadkan diintooda suuban iyo dhaqankooda ku dhisan diinta Islamka Maadaama uu isagu diinta islamka ka faaruqay wuxuu Marin u Noqday dadka Fidiya diimaha Baadilka ah Isagoo haddaba Si Bilaa Xishooda ugu Faanaya Gaalnimo Lil Baliil ka daawo Sawiradan Xaga hoose ka muuqda waxaanuu Ilaah ka Dhiganayaa Dajjal Cawarka ilaahay Nacdalay waxaana kuu Muujinaya Saddexda farood ee la taagay iyo Suulka iyo Farta goobada laga sameeyay ee lagu Beegay Isha taasoo Saddexda farood iyo goobadu u taagan tahay 666 oo ah dadka Caabuda Dajjal Cawar Isha La Saarayo ee lagu beegayaana waa Dejjal Cawar ishiisa.

10

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Mar Labaad Lil Baliil Isagoo Tilmaamaya Dajjal Cawar wuxuu tilmaamayaa in Dajjal Cawarka ay Caabudaan la’yahay Isha Midig taas oo ay ku Caan Yihiin Dhamaan Dadka Caabuda Dajjal Cawar iyo Shaydaanka Haddaba aan idin Tuso Sawir ay ka siman yihiin Caqiidadan Gaalnimada ah.

[image_slider]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/41xi3m7peddy.jpg”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/angelina-jolie-people-in-tv-photo-u156.jpg”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/lady_gaga_all_seeing_eye.jpg”] Description [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/italiancomediancarloverdonesataniceyepose.jpg”] Description [/image_items]
[/image_slider]

Hadda Waxaad Ila Aqoonsateen Dhamaan Dadkani inay Wax Keliya Wada Tilmaamayaan Taasna Macnaheedu waa Dad Dhamaantood Caabuda Shaydaanka waana Dadka aaminsan inay Siyaasada aduunka iyo Noloshaba inay Maamulaan Taasi Waa Riyada uu tusay Shaydaanku oo markiisa horeba kula Heshiiya Dadka Noocan oo kale ah inay Raacaan Amarkiisa iyo Wuxuu isagu Doonayo Haddaba Lil Baliil oo arrintan Xaqiijinaya aan idinka Tuso Sawir ka mida Sawirada aan kala soo Dhex Baxay Heesihiisa.

9

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Isagoo ugu Baaqaya Lil Baliil Dhalinyarada Soomaaliyeed inay Raacaan Shaydaanka waxaa ka mida Heesta One Waywaana heesta uu lyrics keeda ku soo saaray Sawirkan aan idiin soo gudbinayo

Untitled

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

U Fiirso Sawirkan waxaad ku Dhex Arkaysaa Saddex Gees ay ku Dhex Qorantahay ONLY waa Wadada Keliya ee uu Ku Dhiiri Gelinayo Dhalinyaradu inay Raacaan waana wadada Shaydaanka

[image_slider]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/2.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/3.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/4.png”] Description [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/5.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/6.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/7.png”] Description [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/8.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/91.png”] Description [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://xogmadhaafe.com/wp-content/uploads/2015/05/101.png”] Description [/image_items]
[/image_slider]



Source: Xogmadhaafe

Comments

comments