Somalia: Daawo Fariintii John Kerry u jeediyey shacabka Soomaaliyeed

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee dalka Maraykanka John Kerry ayaa maanta oo Salaasa ah booqasho aan horey loo shaacin ku tegey magaalada Muqdisho, waxaana uu kulan la qaatey Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, raysalwasaaraha, Madaxweynayaasha Dowlad goboleedyada iyo hoggaamiyaasha ururada rayidka ah, Kerry ayaa booqashadiisa ku tilmaamey mid taariikhi ah, waxaana uu ballan qaadey in ay kor u qaadayaan xiriirka diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya la leeyihiin

Booqashadiisi kadib waxa uu shacabka Soomaaliyeed u jeediyey khudbad muuqaal Video ah, waxaana uu ka hadley Siyaasadda Maraykanka ee Soomaaliya hoos ka daawo.

Comments

comments

SHARE