Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Si Wayn Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Norway

169

Wasiirka arrimaha dibadda, Maxamed biixi yoonis ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyay Caasimadda Dalka Norway ee Oslo, waxaana soo dhaweyntiisa ugu diyaar ahaa Madaarka magaalada oslo, Wakiilka somaliland ee dalka norway, Jaaliyadda reer somaliland ee ku dhaqan dalka norway,

Comments

comments