Burundi: Dibedbaaxyo weli ka soocda Burundi

220

Booliiska dalka Burundi ayaa ku kala eryay gaaska dadka ka ilmeeysiya dad dibad baxyo ka dhigaya dalkaasi maalintii labaad.

Waxay ka soo horjeedaan go’aanka madaxweyne Piere Nkurunziza uu ugu tartamayo markii saddexaad xilka madaxtinima dalkaasi.

Burundi
Boliiska ayaa sunta dadka kaga ilmaysiiso adeegsaday

Booliiska ayaa sidoo kale lagu daadiyay qeybo badan oo dalkaasi ah.

Shan xaafadood oo ku yaalla caasimada Bujumbura ayaa dibad baxyada laga sameeyay.

Goobo badan oo gancsi ah oo ku yaalla caasiamdana waa ay ku xirmeen dibad baxyada wata rabshadaha.

Comments

comments