Somaliland:Wasiirka War-faafinta Oo Ka Jawaabay Hadalo Macno Daro Ah Oo Ka Soo Yeedhay Mucaaradka

217

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi maxamed daahir Cukuse oo xiligan socdaal shaqo ku jooga Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa jawaab ka bixiyey eedaymo ay labada xisbi mucaarad maalintii shalay u soo jeediyeen Xukuumada iyo Golaha Guurtida

Comments

comments