Xukuumadda Somaliland Oo Mashaariic Horumarineed Ka Biloowday Meelo Ka Tirsan G.Sanaag

Wafti Balaadhan oo uu Hugaaminayo Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleeban Ciise Axmed (Xaglo-toosiye) oo gaadha magaaloyinka Conqor Xiis iyo Maydh ayaa dhagax dhiggay Mashaariic Horumarineed oo Xukuumddu ka fulinayso Deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Sanaag

 

Comments

comments

SHARE