Somaliland: Madaxweyne Silaanyo oo Xafiiskiisa ku Qaabilay wafti ka Socda Banka Horumarinta Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta Wefti ka socda Baanka Horumarinta Afrika oo ay hogaaminayeen laba masuul oo waa weyni.

Waxaana Madaxweynaha ku welinaayey kulankaasi

wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Biyaha, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha

Comments

comments

SHARE