Somaliland:“Saxaafadda Somaliland Waa Awr Hayin Ah Oo Biyo-jiide Ah”. Shukri Xariir

131

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland, Shukri Xariir, ayaa ku tilmaantay Saxaafadda dalka qaar hayin ah, iyadoo rajana ka muujisay inay si weyn u baahin doonaan maalinta loo qabtay nadiifinta guud ahaan waddanka.

Comments

comments

SHARE