Somaliland: Warancade oo u Asteeyay 7- April Maalinta Ololaha Nadaafada Somaliland

Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland, Mud. Cali Maxamed Warancadde, ayaa si rasmiya ugu dhawaaqay in guud ahaan dalka laga samayn doono olole nadafadeed marka la gaadho 7-bada bisha afraad oo fooda inagu soo haysa. Wasiirku wuxuu baaq u diray guud ahaan Maayarada Magaaloyinka iyo shacabka ku dhaqanba.

 

Comments

comments

SHARE