Somaliland:Bank Horumarinta Dalka Jarmalka Oo Somaliland U Saxeexay, Lacag ka Badan, 23.MILYAN Oo EURO

Mashruucan ay maanta wada Saxeexen Dawladda Somaliland iyo Bank Horumarinta Dalka Jarmalku, ayaa ka kooban Sadex qaybood, Biyo soo-saarka Caasimadda, Naddaafadda iyo Beeraha, Waxaana, Dhanka Somaliland Heshiiskaa u Saxeexay, Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka, Maaliyadda, Wasiirka Beeraha, Maareyaha Wakaaladda Biyaha Caasimadda iyo Maayarka Hargeysa, Dalka Jarmalkana Waxaa Heshiiskaa U Saxeexay, Masuulka ka socday, Banka KFW. Goobta Heshiiskan lagu wada Saxeexayna Waxay ahayd, Xarunta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka.

Comments

comments

SHARE