Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Bank horumarinta ee KFW, oo ah bank laga leeyahay dalka Jarmalka.

Bangiga KFW, ayaa Somaliland ka caawinaya dhinacyada  Biyaha Hargeysa, Nadaafadda Hargeysa, biyo celinta iyo Caro celinta dhanka beeraha.

Kulanka Madaxweynaha iyo weftiga KFW waxaa ku wehelinayay Wasiirka Qorshaynta Qaranka, Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Wasiirka Deegaanka, wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maayarka Caasimada, Maareeyaha Biyaha iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

[image_slider]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i0.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_00031.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_00042.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i2.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_0006.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]

[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i0.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_00091.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i1.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_00102.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]
[image_items link=”LINK_IMAGE” source=”http://i0.wp.com/www.somalilandnation.net/wp-content/uploads/2015/03/DSC_00131.jpg?resize=630%2C420″] Somaliland:Madaxweynaha Oo Qaabiley Wefti Ka Socda Bangi Jarmalka Laga Leeyahay Oo Somaliland Biyaha iyo Nadaafadda Ka Taageeraya. [/image_items]
[/image_slider]

Comments

comments

SHARE