Somaliland: Doodii Uu Ka Baaqsaday Xisbiga WADANI, Wasiir CUKUSE Iyo Cali Guray Oo Fariin Midaysan Ku Ganay Masuuliyiinta Xisbigaas.

163

Tv-ga Qaranka Somaliland, ayaa barnaamij Dood ah wuxuu ku marti qaaday masuuliyiinta saddexda Xisbi Qaran, balse waxaa ka maqnaaday Xisbiga Wadani, iyadoo doodiina dib u dhacday. Haddaba Wasiir Cukuse iyo Cali Guray ayaa fariin midaysan hawada u mariyay masuuliyiinta Xisbigaas. Hoos ka DAAWO.

Dooddan oo lagu casuumay xisbiga WADDANI, hasa-yeeshee uu ka muquurtey ayaa lagaga dooday dib u dhaca doorashooyinka Somaliland.

 

Comments

comments

SHARE