Naafada Soomaaliya “halis ayay ku jiraan”

125
Amnesty waxa ay dowladda Soomaaliya ugu baaqday in ay qaado tallaabooyin muhiim ah oo wax looga qabanaya arrintani.

Amnesty International ayaa sheegtay in dadka lixaadkoodu dhiman yahay ee Soomaaliya ay khatar weyn ugu jiraan in la weeraro, kufsi iyo in khasab guryahooda looga saaro.
Warbixin cusub oo ay soo saartay ayay ku sheegtay in muddada ka badan 20-ka sano ee dagaalku ka socday Soomaaliya ay ka dhigeen dadka lixaadkoodu dhiman yahay kuwo nugul.
Waxaa kale oo ay hay’addu sheegtay in waxay bulshada ka aaminsan tahay dadk lixaadkoodu dhiman yahay.
Amnesty waxay ugu baaqday xukuumadda Soomaaliya inay la timaado talaabooyin dheeraad ah oo ay dadkaas ku ilaalinayso.yey ku sheegaysaa in sida loo arko dadkaas.

Comments

comments

SHARE